ANNAGA PRODUCTİON
Waxaad ka aqrisan kartaa maqaalka robotka wargeyska https://www.theguardian.com/commentisfree/2020/sep/08/robot-wrote-this-article-gpt-3
Sida Dhamaan loo wada dhan yahay, waxaan higsaneynaa inaan kusoo gudbino fiidiyowyada ugu waxtarka iyo xiisaha badan. Waad ku mahadsan tahay taageeradaada 🙂
Caawin, dalab xayeysiis, cabashooyinka, su’aalaha iyo fikradaha, waxaad farriin noogu soo diri kartaa cinwaanka e-maylka ee hoosta ku yaal.
Arimahasayniska@gmail.com
Waxaad siddoo kale aad nagala soo xiriir kartaa; https://www.facebook.com/Arimahasayniska/?ref=bookmarks
Dadka u baahan in ay aqriyaaan ama dadka beeninaya halkani ka aqrista
https://www.theguardian.com/commentisfree/2020/sep/08/robot-wrote-this-article-gpt-3
Time is rapidly running
Asc walal qli, salan kadib waxan rbay inan ku weydiyo, Aladan (robot) qaas ahan kuwada aqliga leh ee aad ka hadashay xagebaa saldhig u ah ama ku nool yihin.
Meel ka fog humanka mise……
Thanks for your the time.
Waan ku tagera hore usoco walal qli
Report Ka CuNsuriYaDa Nooga Soo Samee Pro
u fiirso hadalkiiza waan idin shaqeeneena lkn na ixtiraam hdlkaaz ropot ku dhaawaqay waxaa ku jira micno weyn allahii ku uumay wali ma ixtiraamtay salaadiiza soonkiiza intaba waad ka tagteen walipa waxaa ku so darteen in xumeysan kutaabkiiza diintiiza aad ka baxdaan nabigeena csw aad aflagaadeysaan mama
malyuun io somalida la mid ah ixtiraam alle in ay aduunydu ku jirto hal maalin leys xisaabinayo hda wax meel sii dhigo wlaal
Wax dad sameyay sidee wax aan lagu shubin ama luugu tala galin uga sameen maraa taas wey iska cadahay iney been tahay wayo waa caag iyo koronto leysku xiray caqli fakara iyo wax yaabo kale iska daa
Waxaan waa ku dhax jira qof caadi ah waa wax la gashan karo sida uu dhaq dhaqaqa usameynayo ayaa ka fahmi kartaa inuu yahay wax qof xirtay runtii wuu dhidhici lahaa uma tartiib ayuu usocon lahaa
manshallah wayutubkakaliya an faaidyin akaheye mahadsanid macalim gadaal ilaahey kumaceliyo
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Yaa allah maxey ugaran la,yihiin wuxuu report kan yaqao
Mhdsnd
Maxaa lagaga daalaya robots waxaaba dunida jooga dad aan maskaxdooda ka faaidaysan oo sida robotka waxii lagu yidhahdo qaata
Niyow waxaa aad shegayso #Caruurta Looguma sheekeyo , waan daawan jiray Page kaagan lakin Maanta igu dan baysa, maxaa yeelay #Been baad sheegay saa, markaa wixii hore aam kaa dawaday wada Been bau ahaayen…. #Robot ku waa Bir wax Diin iyo Dhaqan ka hadli kara maaha,, hadba wixi lagu Programme yo ayey sheegan…. Meshan ka shaqeeyo 10 Robot oo na caawiya ayaa nala shaqeeya.
war dadka benta ka daa
Sidee ayay loola xidhiidhi Kara robot maamula social media ustaad ❓
Robot micro soft ku shaqaynaaya ayaa Allah garaty isagoo Biro iyo system laysku xidhxidhay ah kii gaalka ee sameeyay na magaranayo
Hadii aad xiiseyneyao mawduuc ku saabsan TOYOTA.
Fadlna nasoo bookho.
https://youtu.be/EHE2mE3v0Rw
Walayaba kkkkk
Qofkan Abubakar ma u cod ekyahey
Robert ya abuuri
Subxanallh wll miyadn alle amin sanen suxana watacala maxay thy beenta aad dadka uso gudbinysid
Yaah yaah
hhh
Bushaaro bushaaro waxalaidinku bushaaraynayaa barashada qur aanka ma ubaahantahay.barashada.qur aanka? kubaro online 👈oo nagalasoxidhidh tell.👉 Lambarka.0636770745.ama whatApp
https://chat.whatsapp.com/
BpWaBReRse975dxhGXTGZj
Bushaaro bushaaro waxalaidinku bushaaraynayaa barashada qur aanka ma ubaahantahay.barashada.qur aanka? kubaro online 👈oo nagalasoxidhidh tell.👉 Lambarka.0636770745.ama whatApp
https://chat.whatsapp.com/
BpWaBReRse975dxhGXTGZj1
Berigiii hore commentiga waan jeclaaa inaan akhriyo iminka calaacal iyo baryo like isaar iyo wax lamida baan u nacay kaaga darane qayb baa quraan iyo Allah subxaanuhu watacaalaaa ku marmar siinyoota
Cazza wajalla
Dadbaa waxay uqabaan waxaan jirin