Videos

Noocyada Artificial Intelligence (AI)



Faseex Institute of Technology

Narrow AI (Weak AI): Waa AI ku takhasustay hal hawl gaar ah, sida ChatGPT, Google Translate, ama Face Recognition.
General AI (Strong AI): Waa AI leh faham iyo awood u dhow bini’aadamka, kana shaqeyn karta hawlo kala duwan (wali lama gaarin).
Super AI: Waa AI ka caqli badan bini’aadamka dhammaan dhinacyada; waa aragti mustaqbal ah.

Source

Similar Posts

3 thoughts on “Noocyada Artificial Intelligence (AI)

Comments are closed.

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com