Videos

Waa Maxay Aaladda Garaadka leh ee Artificial Intelligence | AI |



Astaan

AI waa qeyb ka mid ah cilmiga Kombiyutarka, waa daraaseynta iyo naqshadeenta aaladda si u dhaw garaadka maskaxda bani’aadamka.

Source

Similar Posts

9 thoughts on “Waa Maxay Aaladda Garaadka leh ee Artificial Intelligence | AI |
  1. Macquul ilama ahan , walaga yaba wax uu biniaadamka aqonin in uu yaqano sida dadka qaarba ay u kalayaqanan wax yabo kala duwan lkn bani aadamka kama caqli badi karto

  2. Hadeynu bili adan nahay waxaynu nahay dadkii soo saray computer sidaas darted computer ka waxuu ku shaqeyaa waxaan anaga barno ma sheegi karo waxenaan barin.
    Tusale hadii cunug yar aad wey diisid qalimaan kala nuuc ilaa 100 xabo waa uu kuu shegi karaa dhamantod waa qalin xitaa adiga oo barin.
    Computer ka masheegi karo ilaa aad bartid length, width, volume ka qalinka iyo colorka. Hadii aad mid kamid ah badashid sida color ama width masheegi karo.
    Sidaas adarted bili adanku weey ku adkaan kartaa inuu sameeyo wax isaga ka aqli badan

Comments are closed.

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com